Afhayeenka TPLF oo si kulul u beeniyey hadal ka soo yeeray Midowga Afrika

TPLF ayaa beenisey hadal ka soo yeeray dhexdhexaadiyaha Midowga Afrika, Olusegun Obasanjo, kaasoo ahaa in ciidamada Eritrea ay isaga baxeen waqooyiga gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, kaddib heshiis lagu soo afjarayo dagaalkii sokeeye. Obasanjo ayaa todobaadkii hore sheegay in dhammaan ciidamada Eritrea ee ka barbar dagaalamayey ciidamada federaalka Itoobiya dagaalkii Tigray ee qarxay bisha Nofambar … Continue reading Afhayeenka TPLF oo si kulul u beeniyey hadal ka soo yeeray Midowga Afrika